top of page
Search

5 CAADO OO AY LEEYIHIIN QUBARADA SUUQ GEYNTA

Updated: Aug 10

Salaam Boss!


inkabadan 500+ arday oo ka Qalin bedashay Koorsooyinka Oraad Marketing institute iyo Ganacsiyo an la shaqeeynayay 2-dii sano ee lasoo dhaafay ayaan ku arkay arinkaan.


Malahan Qorshooyin, Nidaamyo iyo Caadooyin ay maraaan xayaysiimaha ay diyaariyaan ama rooraan Qaasatan Digital Marketing-ka.


inta badan waxaa dhacda in aysanba ku baraaruksanayn oo Warcelintii aan aruurinay waxa ay tusinaysaa in 85% ardaydu ama Suuq Geeyayasha Digital-ka ogayn Maadaama ay adeegsadaan Boosting Post oo keliya.


Hadii aad Boost Post Adeegsan Jirtay ama aad iska xoogsan jirtay iidhah-yada Facebook & Instagram adigoon baran bilow ilaa dhamaad ama adanba adeegsan habab iyo istaratiijooyin inbadan la lafa guray Hadaba Joogso.


oo Baro tabooyinka iyo caadooyin-ka ay leeyihiin dadka qubarada ku ah diyaarinta, Roorista iyo Maamulida Olo-layaasha suuq geynta ee Casriga Gaar ahaan Meta Platforms ( Facebook, Mesenger, Instagram & Whastapp )




ree

 
 
 

2 Comments


Asc.


Waxaan raba inaan barto Course Digital marketingka marka sidee kuula soo xiriiraa?

Like

Asc.

Waxaan raba inaan barto Course Digital marketingka marka sidee kuula soo xiriiraa?

Like
bottom of page